Guluf dagaal oo ka billaawday gobolka Gedo, Ciidamada Kenya & Itoobiya oo ka qeyb galaya
Abaanduulaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed G/le sare Cismaan Xaaji Axmed, Abaandulaha Guutada 10aad qeybta 43aad...
Soomaaliya oo ka qyeb gashay Shirka Bangiga Adduunka & IMF ee ka dhacay Mareykanka
Shirka sanadlaha ah ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka furmay magaalada Washington ee...
Diyaarad gurmad u waday degmada Baardheere oo loo diiday inay tagto degmadaas.
Diyaarad siday raahin gargaar ah oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen fatahaadihii dhawaan ka dhacay degmada Baardheere...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa...
QM oo ka digtay fatahaado ka dhaca meelo kamid ah Soomaaliya
Isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa soo saaray baaq deg deg...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Somaliyeed ee Danab & Gorgor ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab waxaa...
Puntland oo War kasoo saartay weerar lagu qaaday Xarun Ganacsi oo kutaalla Boosaaso
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax bambaano oo xalay lagu weeraray xarun ganacsi oo ku taalla...
Xiisad ka dhalatay kulan Xildhibaano Mareykan ah ay la qaateen Madaxweynaha Taiwan
Muqdisho|QOL| 06-04-2023==Xildhibaanada Maraykanka ayaa Arbacadii waxay iska diideen digniin ka soo baxday safaaradda Shiinaha oo ku aaddanayd inaanay...
Ajaaniib ku geeriyootay Shil ka dhacay Koonfur Afrika
5 Muwaadin oo u dhashay dalka Bangladesh ayaa ku geeriyootay, 2 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen Shil...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka socda Laascaanood
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in in dagaal culus uu haatan ka soconayo magaalada laascaanood ....