Puntland oo isbadal ku sameysay taliyeyaasha saldhigyada booliska
Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka Puntland....
Ra’iisul Wasaare Xamze oo qaabilay qaar ka mid ah Safiirada caalamka
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster...
Rag lagu helay Al Shabaabnimo oo ka baxsaday Xabsi kuyaal Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa sheegaya in xabsi si aad ah loo ilaaliyo oo...
Ciidamo kamid noqonaya Booliska ATMIS oo soo gaaray Muqdisho
Cutubyo katirsan Qeybta Booliska ee Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gaaray Magaalada...
Ciidanka DANAB & kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gàar ahaan Ururka 5aad Guutada 16aad iyo kuwa daraawiishta Maamulka Jubbaland...
Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha oo Maanta ku wajahan Puntland
Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Khamiis ah in degaannada Maamulka Puntland uu u safro Ergayga Gaarka ah...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Amray in la soo bandhigo baaxada Abaarta kajirta Hir-Shabeelle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo lagu qabtay...
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jubbaland & Safiirka Ingiriiska?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya...
SAWIRO:- Ciidanka NISA oo Muqdisho ka fuliyay howlgal dad badan lagu qabqabtay
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay meelo kala duwan oo kuyaalla...
Maamul cusub oo loo Magacaabay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalkii ka qaaday...