Madaxweynayaasha Soomaaliya & Ereteriya oo heshiis kala saxiixday
Waxaa Magaalada Asmara ee Caasimadda waddanka Ereteriya kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Dooni ku degtay Xeebaha Nigeria & dad badan oo ku dhintay
nta la xaqiijiyay ilaa 17 Ruux oo meyd ah ayay Kooxaha gurmadka degdega ah ee dalka Nigeria kasoo...
Maxay tahay ujeedka Wafdiga ka socda dowladda Turkiga u tageen Baydhabo?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta xarunta Madaxtooyadda ee Magaalada Bayduabo ku qaabilay...
Al-Shabaab oo si kulul uga hadlay War kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh
Al-Shabaab ayaa si adag u beenisay war kasoo baxay madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...
Weerar lagu qaaday mid kamid ah Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir & khasaaro ka dhashay
Rag hubeysan oo la sheegay inay gaarayeen ilaa lix , isla markaana watay gaari nooca raaxad ah ayaa...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo dhaawicii u geeriyooday
Shinzo Abe, oo ahaa ra’iisul wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee soo maray dalka Japan, ayaa dhintay ka dib...
Kenya oo ku dhawaaqday in Madaxweynayaasha Somalia & Kenya ay saxiixayaan dib u furista ganacsiga Jaadka
Wasiirka Beeraha dowladda Kenya, Peter Munya ayaa sheegay in heshiiska dib loogu soo celinayo ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta la kulmay ergadii iskood isku xilqaamay ee ku howlanaa...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag ku eedeysan dil & weeraro bambaano
Cabdi Xasan Rooble Maxamed, Cusmaan Xasan Macalim Aadan, Maxamed Abuukar Ibraahim Abiikar iyo Mucaad Maxamuud Maxamed ayaa loo...
Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo
Gudoomiye kuxigeenka ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobalka Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Maanta shir-gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay...