Akhriso: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga Arrimaha Dastuurka ee la Magacaabay
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Xaruntooda waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadooda caadiga...
Rooble oo Maanta guddoomiyay shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay...
Duqa Muqdisho oo Hay’adda IOM kala hadlay wax u qabashada dadka kasoo barakacay Abaarta
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka...
Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah
Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay xukun...
Kenya oo Shaacisay xilliga Soomaaliya ay Fasaxeyso Jaadka
Dowladda Kenya ayaa shaacisay xog ku saabsan xilliga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay fasaxeyso qaadka ( jaadkiikii)...
Hay’adda Duulista Rayidka oo war kasoo saartay Shaqo joojinta Shirkaddaha duulimaadyada
Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa war kasoo saartay eedeyn maanta uga timid Shirkaddaha Duulimaadyada dalka oo ku...
Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.
Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha. Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda duulista...
Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay
Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada...
Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh
Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la sheegay...