Guriceel oo caawa dagan aaga Jaamacada oo laga jaray Biyaha iyo Korontada iyo gaadiid dagaal laga qabtay..
Isniin: October 25, 2021 Waraka ka imanaya caawa magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaalka uu...
Jeneraalka ugu sarreeya Sudan oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah kalana diray dowladdii rayidka
Isniin: October 25, 2021 Jeneraalka ugu sarreeya Sudan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, wuxuuna kala diray...
indha cadde “Nimanka Ahlu-Sunna la leeyahay waa Kaankaro fidno waaye, in la gooyo maahee xal kale maleh daawo Muqaal
Isniin: October 25, 2021 Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee...
Dadka Ka barakacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ka cabanaya gargaar la’aan.
Isniin: October 25, 2021 Dadka Ka barakacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ee maalintii saddexaad ay ku dagaallamayaan...
Musharax Cabdiramaan Cabdishakuur oo ka hadlay Dagaalka Guriceel
Isniin: October 25, 2021 Musharax Madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame Dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee dawlad Goboleedka Galmudug...
Kooxda ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suriya oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii dalka Uganda
Isniin: October 25, 2021 Wararka ka imaanaya dalka ugandha ayaa sheegaya in Kooxda ISIS ay sheegatay mas’uuliyadda qarax...
Lacagta Turkiga oo hoos uga dhacday suuqyada caalamka.
Isniin: October 25, 202 Qiimaha lacagta dalka Turkiga ee Liiraha la dhaho ayaa hoos u dhacday kadib markii...
-Dibadbaxyo rabshado wata oo ka bilowday magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan
Isniin: October 25, 202 –Dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka bilowday magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan saacado kadib...
Banaanbax looga soo horjeedo dagaalka a Guriceel oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Isniin: October 25, 202 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka dhacay...
Ciidamo weeraray xarunta warbaahinta qaranka ee Suudaan
Isniin: October 25, 2021 Wasaaradda warfaafinta ee Suudaan ayaa sheegtay in askar ay xoog ku galeen xarunta idaacadda...