Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii...
DEG DEG: Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab kadib dagaalkii Guriceel
Talaado: October 26, 2021 Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya kadib...
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha AMISOM kalana hadlay dagaalka Al-shabaab
Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed...
Gudiga Gaadiidleyda Xamuulka ah ee Gobolka banaadir oo cabasho u gudbiyay Raisal Wasaare Rooble
Talaado: October 26, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha,...
Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday bas marayey meel u dhow magaalada Kampala
Talaado: October 26, 2021 ooliska Uganda ayaa sheegay in qarax habeenkii Isniintii lala beegsaday bas, kaasi oo...
Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadley dagaalka Guriceel maalmo kadib
Talaado: October 26, 2021 Madaxweynaha maamul goboleedka GalMudug ee Soomaaliya, Axmed Cabdi Kaariye ”Qoor Qoor” ayaa ku...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqday a dacwadii loo haystay Hay’adda Sahan Research iyo agaasimaha guud ee hay’adda ee Matt Bryden.
Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goor dhawayd ay ku...
dilkii madaxwaynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara
Talaado: October 26, 2021 Dacwadda dilkii madaxwaynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara ayaa waxaa gundhig u...
Ahlusunna oo War-saxafadeedka Kasoo saaray Xaalada Degmada Guriceel
Talaado: October 26, 2021 Culumada Ahlusunna ayaa War-saxafadeedka Kasoo saaray Xaalada Cakiran ee galmudug gaar ahaan Degmada Guriceel...
Weeraryahanka Liverpool Maxamed Saalax oo Doonaya qandaraas gaaraya 500,000
Talaado: October 26, 2021 Weeraryahanka kooxda Liverpool, ee u dhashey dalka Masar, ee Maxamed Saalax, ayaa doonaya qandaraas...