Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika...
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay...
SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho
Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah uu shir uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kaas oo...
Jabuuti oo heshay diyaarad ay u adeegsato ciidamadeeda jooga Soomaaliya
isniin: November 29, 2021 Dowladda Jabuuti ayaa heshay diyaaraddii labaad ee nooceedu yahay MA-60, taasoo ay u adeegsan...
Madaxweynaha Jubbaland oo qabtay shir looga arrin sanaayo xalada Abaaraha
isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay shir weyne...
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar
isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee...
Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qarixii wadada Madaxtooyada Cabdiqaasim
isniin: November 29, 2021 – Kooxda Al-Shabaab ayaa shan maalin, kadib shaacisay magaca iyo qabiilka is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii...
Mid kamid ah la-taliyeyaasha laftagareen oo xildhibaan loo doortay
isniin: November 29, 2021 Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka socota...
Madaxweynaha Somaliland oo la sheegay inuu taageerayo Dagaalka Itoobiya
isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, Muuse Biixi, ayaa lasoo tabiyay inuu...
NISA oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Keydkii Ugu Weynaa Al-Shabaab Ee Muqdisho
isniin: November 29, 2021 Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa sheegay in ay...