Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay sharciga ilaaliao sigaar ah Ciidamada kala duwan ee Puntland
Isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay...
Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu dooranayo Baydhabo
Isniin: November 29, 2021 Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in markale Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dowladda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho
Isniin: November 29, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa xalay Caasimadda Muqdisho...
Kenya oo soo bandhigtay Magaca Nin ku eedeysan weeraro ka dhacay dalkaas
Isniin: November 29, 2021 Warbixin ay dhawaan soo saareen laamaha amaanka Kenya ayaa lagu sheegay in muwaadin Irani...
Mareykanka: Haweeneey Soomaali ah oo cunug ay dhashay Gowracday
Isniin: November 29, 2021 Mareykanka: Haweeneey Soomaali ah oo cunug ay dhashay Gowracday Haweeneeyda oo lagu Magacaabo Fardowso...
Wararkii ugu danbeeyey Ciidamo horleh Oo gaaray Boosaaso.
Isniin: November 29, 2021 Iyada oo magaaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ay ka taagan tahay xiisad ka...
Heshiis Xasaasi Ah Oo Mareykanka Iyo Iran Uga Furmaya Vienna
Isniin: November 29, 2021 Wadahadalo xasaasi ah oo Iran lala yeelanayo si looga hortago burburka heshiiskii Nukliyeerka ayaa...
Howlgal lagu sugaayo Amniga ayaa laga sameeyay Xaafado ka tirsan Gaalkacyo
Isniin: November 29, 2021 Howlgalka oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay sido kalena lagula dagaalamayay mukhaadaraadka khamriga ayaa...
C/llaahi Maxamed Nuur oo ku dhacay khalad diblomaasi oo weyn oo ka dhan ah Turkey
Isniin: November 29, 2021 Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shalay ku dhacay gef diblomaasiyadeed oo...
Cabdiweli Gaas oo ku baaqay in si nabadgalyo ah lagu dhammeeyo xiisadda Deni & PSF.
Isniin: November 29, 2021 Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ahna Madaxweynihii Hore...