James Swan oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay ka hortegida musuq maasuqa
Khamiis: December 9, 2021 Isaga oo ka qeyb galayay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqmaasuqa, ayuu...
Qaramada Midoobay oo joojisay howlihii gargaarka ee Itoobiya ka dib markii la bililiqeeystay raashinkii gargaarka!
Khamiis: December 9, 2021 Qiyaastii 9.4 milyan oo qof oo ku nool gobollada Tigray, Axmaarada iyo Canfartu waxay...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Masar uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Waxbarashada
Khamiis: December 9, 2021 Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Abdullahi Abukar Haji iyo...
Ciidamada Sirdoonka Galmudug oo xalay Howlgallo ka sameeyay Galkacyo
Khamiis: December 9, 2021 Ciidanka Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyeed Nisa ayaa Xalay Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey...
Xaalad deganaasho la’aan ah oo saakay ka taagan Magaalada Boosaaso
Khamiis: December 9, 2021 Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta laga dareemayaa gudaha...
Wasiirka Beyle oo la kulmay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya
Arbaco: December 8, 2021 Wasiirka maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula...
Safiirkii ugu horreeyay ee ay Soomaaliya ku yeelatay UK 30 Sano kadib
Arbaco: December 8, 2021 Safiir Cabdulkaadir Axmed KHeyr, ayey shaley ay ka guddoontey waraaqihiisa aqoonsiga boqoradda Ingiriiska Queen...
Waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed oo Lagu bixinaayo lacag dhan €7.65 milyan oo Yuuro
Arbaco: December 8, 2021 Finland ayaa deeq lacageed oo dhan 7.65 milyan oo Yuuro ugu deeqday waxbarashada Soomaaliya,...
War deg deg ah: Xaalada magaalada Boosaaso oo caawa kacsan iyo cabsi dagaal oo caawa jirta
Arbaco: December 8, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa sheegaya in laga dareemayo Cabsi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xafiiskiisa ku qaabbilay Agaasimaha Guud ee Xafiis Goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamku ku leeyahay Soomaaliya
Arbaco: December 8, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Soomaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta xafiiskiisa...