Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb uga qayb galay Daahfurka dhismaha xarunta Wasaaradda Deegaanka
Arbaco: December 8, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali...
Hogaamiyaha cusub ee Jarmalka oo xilka kala Wareegay hogaamiyihii hore ee Dalka Jarmalka Angela Merkel.
Arbaco: December 8, 2021 Hogaamiyaha cusub ee Jarmalka Olaf Scholz, ayaa xilka loo dhaariyay maanta, isagoo beddelaya hogaamiyihii...
Wargeyska The Star oo sheegay Nin ka tirsan Al-Shabaab uu qarax is-miidaamin ah ku dilay labadiisa waalid
Arbaco: December 8, 2021 Sida uu qoray maanta wargeyska The Star oo ka soo baxaya Kenya oo soo xiganaya booliiska...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey oo booqasho sharafeed ugu yimid
Arbaco: December 8, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta
Arbaco: December 8, 2021 Wararka ka imaanaya Xarunta Gobolka banaadir ayaa sheegaya in Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka...
Abiy Axmed “ Waxaan dib ugu laabanaya xafiiska xilli aan si guul ah ugu soo afjaray wajigga koowaad ee dagaalka
Arbaco: December 8, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dib ugu laabtay xafiiskiisa kadib markii dhawaan uu...
Shir ku saabsan amniga Qaranka oo Magaalada Muqdisho ka furmay
Arbaco: December 8, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen...
Musharax Dr Maxamed Jeelle oo kursiga tirsigiisu yahay HOP#104 ku guuleystay Guddoomiye Cawad oo shaaciyey tacadiyo loo geystay.
Arbaco: December 8, 2021 Musharax Dr Maxamed Jeelle oo kamid ahaa musharaxiinta kursiga tirsigiisu yahay HOP#104, kaasi oo...
Mareykanka oo cunaqabatayn ku soo rogay madaxa sirdoonka Uganda
Arbaco: December 8, 2021 Mareykanka ayaa Talaadadii cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogay madaxa sirdoonka ciidamada Uganda Sareeye Gaas Abel...
30 qof oo rakaab ah oo saarnaa bas marayey gobolka Sokoto ee dalka Nigeria oo geeriyoodey
Arbaco: December 8, 2021 Ugu yaraan 30 qof oo rakaab ah oo saarnaa bas marayey gobolka Sokoto ee...