Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid noqday golaha wasiirada dalka Tanzania.

khamiis: January 13, 2022 Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada, Wasiirada cusub ee uu magacaabay...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Deni oo Muqdisho kula n la qaatay qaar kamid ah Safiirada ku sugan Muqdisho.

. khamiis: January 13, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Safiirada...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay saacadaha soo socda shaacinayaan jadwal doorasho.

. khamiis: January 13, 2022 Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxba kama jiraan...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guuled Xasan Duraan oo ah muwaadin Soomaali ah kuna xiran xabsiga Guantanamo Bay oo la sheegay in laga sii daynayo xabsiga.

khamiis: January 13, 2022 Guuled Xasan Duraan oo ah muwaadin Soomaali ah kuna xiran xabsiga Guantanamo Bay ayaa...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo soo saaray hanjabaad kale oo ku socota qaswadayaasha Soomaaliya

khamiis: January 13, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa hanjabaaddii labaad muddo 24 saac gudahood ah usoo dirtay madaxda Soomaalida,...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Koonfur Galbeed oo Shaacisay Qaarka Mid ah Xildhibaano Dhawaan la Dooran Doono

khamiis: January 13, 2022 Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Khadro Daahir oo Sheegtay inuu Cumar Dhuulle uga Baqay nin xoogweeyn oo kale

khamiis: January 13, 2022 Waxaa laga yaabaa in Khadro Daahir Cige aad ku taqaannaa fanka iyo inay qaaddo...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mucaaradka oo si adag u cambaareeyay hadalkii ka soo baxay Duqa Muqdisho

. khamiis: January 13, 2022 Golaha Midowga Musharixiinta mucaaradka oo qoraal soo saaray ayaa cambaareeyay hadalkii guddoomiyaha gobolka...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

DFS oo soo bandhigtay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

khamiis: January 13, 2022 Isxaaq Abshir ibraahim Aadan Magaca afgarashadiisuna ay tahay (Cabdullahi) ayaa  isku soo dhiibey Ciidanka...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga dalka oo Barakacyaasha ku nool magaalada Baydhabo u qeybiyay Raashiin

khamiis: January 13, 2022 Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta Barakacyaasha ku nool magaalada Baydhabo...
QOL ContributorJan 13, 2022Jan 13, 2022
Read More
800801802803804