Axmed madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo.
Arbaco: January 12, 2022 –Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku...
Dowladda Somalia Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Celisay Tahriibayaal Ku Xirnaa Liibiya
Arbaco: January 12, 2022 Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro...
Mareykanka oo hanjabaad adag u diray madaxda Soomaaliya
Arbaco: January 12, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxda Soomaaliya inay u hoggaansamaan habraacyada arrimaha doorashada iyo...
Gantaalka halista ah ee uu si toos ah u daawanayay Kim Jong-un markii la ridayay
Arbaco: January 12, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale tijaabisay gantaallada xawaarahooda ka dheereeya xilli uu si toos...
Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Arbaco: January 12, 2022 Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda...
Qasaaraha ka dhashay Qarax lala eegtay howl-wadeeno ka tirsan Qaramada Midoobay oo soo kordhaya.
Arbaco: January 12, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoogleh oo...
Isimada Puntland oo maalmahaan u fadhiyey xalka xiisadda magaalada Boosaaso oo caawa soo saaray 6-qodob
Talaado: January 11, 2022 Isimada dhaqanka Puntland oo maalmahaan u fadhiyey xalka xiisadda magaalada Boosaaso ee u dhaxeysa...
17 qof oo rayad ah oo la sheegay in lagu dilay gobolka Tigary
Talaado: January 11, 2022 Shaqaalaga gargaarka ee ka howlgala deegaanka Tigraay oo wakaaladda wararka ee AFP u warramay...
Bangiga Adduunka oo saadaaliyey dhaqaalaha dunida inuu hoos u dhac uu wajahayo Sanadkan 2022
Talaado: January 11, 2022 Bangiga Adduunka ayaa sheegay dhaqaalaha dunida inuu hoos u dhac xooggan uu soo wajahayo,...
Abaabul Ciidan oo caawa Muqdisho ka socda iyo banaanbaxayaasha oo Diyaar garoobay khamiista.
Talaado: January 11, 2022 Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo Hub uruursi ay kala wadaan maamulka Gobolka banaadir...