Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaare Rooble oo isbitaalka ku Booqday Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda Macallimuu

. Isniin: January 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda...
QOL ContributorJan 17, 2022Jan 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Jubaland oo Shaacisay kuraas ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

. Isniin: January 17, 2022 Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaacinaya 13 kursi...
QOL ContributorJan 17, 2022Jan 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal cusub.

Isniin: January 17, 2022  Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in tijaabinta gantaallada ay qayb ka tahay xuquuqdeeda dhanka madaxbannaanida...
QOL ContributorJan 17, 2022Jan 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Boosaaso, kadib qaraxyo ka dhacay

Isniin: January 17, 2022  Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa maanta howl-gallo ballaaran ka wada gudaha magaalada Boosaaso...
QOL ContributorJan 17, 2022Jan 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Uk oo ka doodaya Madax bannaanida Somaliland

Isniin: January 17, 2022 Baarlamaanka UK ayaa Talaadada beri ah lagu wadaa in muddo kooban uu dhegaysto dood...
QOL ContributorJan 17, 2022Jan 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka A/Dibadda XFS oo qadka talefoonka kula xariiray u qaabilsanaha Mareykanka ee Afrika

Axad: January 16, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka...
QOL ContributorJan 16, 2022Jan 16, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Foolkaano wayn oo ka qaraxday waddanka Tonga oo horseedday mowjado sunaami ah oo dambas ku dadday jasiiradaha Pacific-ga,

Axad: January 16, 2022  Foolkaano wayn oo ka qaraxday waddanka Tonga ayaa waxa ay horseedday mowjado sunaami ah...
QOL ContributorJan 16, 2022Jan 16, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Qaraxyo Bam Gacmeed oo caawa ka dhacay Boosaaso iyo Muqdisho.

Axad: January 16, 2022  Wararka ka imaanaya caawa magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu ka...
QOL ContributorJan 16, 2022Jan 16, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xilliga uu dhacayo banaan-bixii la baajiyey ee Muqdisho oo la shaaciyey

Axad: January 16, 2022  Ugaaska beelaha Mudullood Ugaas Maxmuud Cali Ugaas oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey...
QOL ContributorJan 16, 2022Jan 16, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dhaqaatiirta Sudan oo ka cabanaya weerarro uga imaanaya ciidamada ammaanka

Axad: January 16, 2022 Dhaqaatiirta caafimaadka ee dalka Sudan ayaa ka dibadbaxaya waxay ku sheegeen weerarro ka dhan...
QOL ContributorJan 16, 2022Jan 16, 2022
Read More
791792793794795