Shey-baarka Xoolaha oo laga dhagax dhigay Galmudug
Isniin: January 17, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta , horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir Geelle...
Cali guudlaawe oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga degaanada Hi-shabelle
Isniin: January 17, 2022 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Dowladda Hirshabeelle....
Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Lacag loogu talagalay dadka at Abaarahu saameeyeen.
Isniin: January 17, 2022 -Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu...
Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand oo loo diray dalka Tonga
Isniin: January 17, 2022 Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand ayaa loo diray dalka jasiiradaha ka kooban...
Boqor Cabdallah bin Sacuud: Boqorkii Sacuudiga ee lagu gowracay Istanbuul
Isniin: January 17, 2022 Ciidamada Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ayaa horay u weeraray oo burburiyay caasimadda dowladda Sacuudiga ee Diriyah...
Hay’adda samafalka ee Oxfam oo ugu baaqday dowladaha caalamka inay canshuur dheeraad ah saaraan
Isniin: January 17, 2022 Hay’adda samafalka ee Oxfam ayaa ugu baaqday dowladaha caalamka inay canshuur dheeraad ah saaraan...
Qaraxyo ka dhashay diyaarado drone ah oo maanta ka dhacay magaalada Abu Dhabi
Isniin: January 17, 2022 Qaraxyo ka dhashay diyaarado drone ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Abu Dhabi, ayada...
Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka sameeyay Xudur.
Isniin: January 17, 2022 Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgalo Qorsheeysan ka sameeyay Tuulooyin hoos yimaada Degmada Xudur ee...
Agaasimaha warfaafinta ee xafiiska ra’iisul wasaarah oo ka warbixiyay xaaalada macalimuu
Isniin: January 17, 2022 Agaasimaha warfaafinta ee xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Liibaan Cabdi Cali ayaa Warbaahinta Qaranka u...
Maamul goboleedyada Soomaaliya oo billaabay dedejinta doorashada Golaha Shacabka.
Isniin: January 17, 2022 Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa billaabay dedejinta doorashada Golaha Shacabka ayaga oo shaaciyey kuraas badan...