Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Si wayn loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb
Khamiis: February 10, 2022 Hoggamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shalay galab gaaray magaalada...
Jeneral Odawaa Yusuf Rage oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Qatar
Khamiis: February 10, 2022 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Boosaaso oo soo kordhaya
Khamiis: February 10, 2022 inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday, halka toddoba kalena ay ku dhaawacmeen...
Golaha Wadashiga Qaran uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xalay sugu yimid kulan fogaan arrag ah.
Khamiis: February 10, 2022 Golaha Wadashiga Qaran ee hoggaamiyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble kana mid yihiin...
Maxkamadda ICJ oo Uganda ku xukuntay Malaayiin Dollar oo magdhow ah
Khamiis: February 10, 2022 Maxkamadda Caalamiga ICJ ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa maanta ku xukuntay Dowladda Uganda in...
QM oo baareysa markab Turkish ah oo lagu arkay xeeb ay maamusho Al-Shabaab
Khamiis: February 10, 2022 Guddiga khubarada QM ee qaabilsan Soomaaliya, kuwaas oo kormeera hubka sharci-darrada ah ee lasoo...
Koox hubeysan oo xalay Yaqshid ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada 11 maalmo ka hor.
Khamiis: February 10, 2022 Koox hubeysan ayaa xalay Dagmada Yaqshid ee Gobolka banaadir ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud...
Ninkii hindisay adeegga ‘fadlan isoo wac’ ee teleefoonada oo magdhow culus heley
Khamiis: February 10, 2022 Nin u dhashay dalka Koofur Afrika ayaa ku guuleystay kiis horyaalay maxkamad oo uu...
Taliyaha Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan oo la kulmay Muqtada Al-Sadar
Arbaco: February 9, 2022 Taliyaha ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan Ismaaciil Qaani, ayaa magaalada Najaf ee koonfurta Baqdaad kula...
Heshiiska uu Guudlaawe la galay beesha Xawaadle oo la sheegay inaanu aheyn sida loo dhigay
Arbaco: February 9, 2022 Caaqil Muumin Gariig oo la hadlay warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiiskii...