Nabadoon Caan aha oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne
Arbaco: February 9, 2022 Nabadoon caan ah oo ka tirsan dadka degaanka ayaa xalay lagu dilay magaalada Balad-weyne...
Madaxweyne QoorQoor oo Dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb laguna Soo Dhaweeyey
Arbaco: February 9, 2022 Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo...
Nin xaaskiisa ka xanaaqay oo toddobaad socod isaga jiray
Arbaco: February 9, 2022 Nin u dhashay dalka Talyaaniga ayaa socod u baxay si uu u soo caro...
Sadio Mane “Waa maalintii noolasheyda iigu wanaagsaneyd iyo koobki noolasheyda ugu wacnaa,
Arbaco: February 9, 2022 Sadio Mane wuxuu sheegay dalkiisa hooyo ee Senegal inuu marki ugu horreysay uu hanto...
Galmudug oo Shacisay qabashada Doorashada sedex kursi.
Arbaco: February 9, 2022 Gudiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaciyay Doorshada sedex oo kamid ah Golaha Shacabka...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay
Arbaco: February 9, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed...
Xiisad u dhaxeeyo ilaalada Cumar Filish iyo Amisom oo daqiiqado kooban ka taagneeyd Aadan Cadde.
Arbaco: February 9, 2022 Wararka ka imaanayo Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Daqiiqado...
Mareykanka oo xayiraado kusoo rogay qaar ka mid ah madaxda Soomaalida
Arbaco: February 9, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku dhowaaqay soo saarista xayiraado Visa oo...
Xaalada Beledweyne oo caawa cakirantay kadib markii la dilay Nabadoon caan ah
Talaado: February 8, 202 Xaalada Beledweyne oo caawa cakirantay kadib markii la dilay Nabadoon caan ah Xaaladda magaalada...
Qaramada Midoobay oo shaacisay xog ku saabsan willka Usama Bin Laden
Talaado: February 8, 2022 Warbixintii ugu dambeysay ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan dhaq-dhaqaaqyada dowladda...