Raisal waare Rooble iyo Taliyaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka, Yaasiin farey oo xalay kulmay
Talaado: April 12, 2022 Waxaa tan iyo xalay aad looga hadal hayay baraha bulshada sawiirada taliyaha hay’adda nabad...
Farmaajo oo hambalyo ah u diray Ciidanka Xoogga oo maanta dabaal degaya
Talaado: April 12, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Munaasabadda 12-ka April oo ka...
Qorshaha cusub ee dagaal ee uu Ruushka isku diyaarinayo
Talaado: April 12, 2022 Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa soo saaray wararkii ugu dambeeyay ee duulaanka Ruushka....
Doon Soomaaliya ku soo jeeday oo Yemen dab ku qabsaday
Talaado: April 12, 2022 Doon ganacsi oo magaalada Cadan ee dalka Yemen kasoo qaaday rar ayaa dab qabsaday...
Xoghayaha QM iyo Madaxweyne Farmaajo oo ka wada-hadlay arrimo ay ku jiraan doorashooyinku
Talaado: April 12, 2022 Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farjaamo...
Guddiga FEIT oo shaaciyay waqtiga ay bilaabanayso munaasabada lagu dhaarinayo BFS
Talaado: April 12, 2022 Guddiga Doorashooyinka heer federaal ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee...
Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo goor dhawayd ku ku guuleystay kursiga HOP#140 oo doorashadiisa lagu qabtay magaalada Jowhar :
Talaado: April 11, 2022 Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa caawa ku guuleystay kursiga HOP#140 oo doorashadiisa lagu qabtay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray ciidanka Xoogga Dalka
Isniin: April 11, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda...
Taliska ciidamada Midowga Afrika oo sheegay in xayiraadda lagu soo rogay xerada Xalane aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dhaarinta xildhibaanada
Isniin: April 11, 2022 Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa sheegay in xayiraadda lagu soo...
Ruushka oo digniin u diray dalalka Finland iyo Sweden inay ku biiraan Nato
Isniin: April 11, 2022 Ruushka ayaa uga digay waddamada Finland iyo Sweden inay ku biiraan gaashaanbuurta Nato isaga...