Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo la ganaaxay
Talaado: April 12, 2022 Booliska dalka Ingiriiska ayaa sheegay in la ganaaxay r’iisul wasaare Boris Johnson, iyo wasiirkiisa...
Nin cilmi-baare ah oo u dhashay dalka Colombia oo geeriyooday kadib markii uu ku durduriyay Maroodi
Talaado: April 12, 2022 Nin cilmi-baare ah oo u dhashay dalka Colombia ayaa geeriyooday kadib markii uu ku...
Muslimiinta ku nool Adis Ababa oo dowladda Itoobiya ka helay war ay ku farxeen
Talaado: April 12, 2022 Golaha sare ee Muslimiinta ee magaalada Adis Ababa ayaa ku dhawaaqay in ardayda wax...
Dalalka Yurub oo Ruushka ka quustay una hanqal taagaya gaaska Afrika
Talaado: April 12, 2022 Wadamada dalalka Midowga Yurub ayaa bilaabay inay xoojiyaan xiriirka kala dhaxeeya dalalka Afrika gaarahaanna...
Musharrax Daahir Geelle” Waxaan rabnaa in aan Ciidamada ugu cudurdaarno marar badan oo la isku dayay in siyaasadaha la geliyo”
Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sarreeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda iyo dablayda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho
Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa waxaa ay weli magaalada muqdisho ka wadaan Shahaado siinta xildhibaannada labada Aqal ee...
Guddiga FEIT oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhaarinayo Xildhibaannada
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in waqtigii loo qabtay dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Shahaadooyinka la...
Farmaajo” Hadii aan nahay wadaniyiin mideysan waan ka adkaan laheyn Al-Shabaab”
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta khudbad ka jeediyay munaasabadda 62 sano guuradii...
Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka Kalluumeysaneyso
Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo...
Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska Ciidanka xoogga
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay 62...