Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya sanadguuradii 62-aad...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Talaado: April 12, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiinta XFS ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu...
Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay
Talaado: April 12, 2022 Maleeshiyaad hubeysan ayaa bartamaha Caabudwaaq kudilay qof shacab ah, iyagoo dhaawacey labo kale oo...
Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo qaarkood Xiran, Xili Dabaaldagyo Socdaan
Talaado: April 12, 2022 Waxaa Maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, iyada oo...
Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka faa’iideysanaysa
Talaado: April 12, 2022 Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee...
Galmudug iyo Puntland oo Heshiis ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo
Talaado: April 12, 2022 Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee Galmudug Maxamed Xasan Waloore ayaa ka qeyb galay...
Madaxweynaha Galmudug oo ciidanka Xoogga ugu hambalyey munaasabadda 12-ka April
Talaado: April 12, 2022 Madaxwaynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, qoraal xafiiskiisa kasoo baxay ayaa hambalyo loogu diray Ciidanka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Guudlaawe oo u hambalyey Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed
Talaado: April 12, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyey Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ugu hambalyey u dabaal dega Munaasabadda 12-ka April
Talaado: April 12, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ugu hambalyey u...
Madaxweynihii hore Farmaajo oo gaaray Wasaaradda Gaashaandhigga goor dhawayd
Talaado: April 12, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Munaasabadda Xuska 62...