Hay’adaha QM kala hadlay u gurmashada dadka ay saameeysay Abaarta
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah...
Guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha...
Madaxweyne Deni oo Guddiga doorashada kala hadlay dhameystirka doorashada qof iyo cod ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha...
Ciidanka NISA oo howlgal ku dilay Sarkaal katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay...
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay in Gole degaan loo sameeynayo Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah ku...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu magacaabay qaar ka mid Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedkaas.
Isniin: June 6, 2022 Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed...
Ruushka oo sheegay in uu geystay weerarro uu qasaare ku gaarsiyay Ciidamada Ukraine
Isniin: June 6, 2022 Ruushka ayaa ku andacoonaya in uu burburiyay dhismayaal warshadeed oo ku yaallay warshad dayactir...
Toogashooyin ka dhacay saddex magaalo oo Mareykan ah oo lagu dilay sagaal qof,
Isniin: June 6, 2022 Toogashooyin ka dhacay saddex magaalo oo Mareykan ah ayaa lagu dilay sagaal qof, waxaana...
Xoghayaha gaashaandhigga Britain oo ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada ridada dheer iyo rasaasba u diri doonto Ukraine
Isniin: June 6, 2022 Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in UK...
Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Geelle oo goor dhawayd soo garay magaalada Muqdisho
Isniin: June 6, 2022 Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil...