Wasiirka maaliyadda iyo safiirka Mareykanka oo kawada hadlay dib-u-habaynta dhaqaalaha
Isniin: June 6, 2022 Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa waqti la qaatay ciidamada kusugan Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaalle...
Mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya ee Moscow oo Ukraine lagu dilay
Isniin: June 6, 2022 Warbaahinta dowladda Ruushka ayaa xaqiijisay inuu dhintay mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya...
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay 3 xubnood.
Isniin: June 6, 2022 Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay saddex(3) kamid ah guddida diiwaan-galinta...
Xiisadda u dhaxeeyso dalalka Rwanda iyo DRC Kongo oo cirka isku sii shareereyso
Isniin: June 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, Felix Tshisekedi, ayaa sheegay “in aanu shaki ku...
Askar ku eedeysan dil & dhac oo ay maanta xukuntay Maxkamad
Isniin: June 6, 2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27-aad ayaa waxay maanta xukuno kala duwan ku riday...
Mid kamid ah shirkadaha duulimaadyada ee ugu weyn Yurub oo shuruudo adag dul dhigtay dadka koonfur Afrika
Isniin: June 6, 2022 Mid ka mid ah shirkadaha duulimaadyada ee ugu weyn Yurub ayaa sharciyo cusub ku...
ciidamo hab deegaan u abaabulan oo loo diyaarinayay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Isniin: June 6, 2022 Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa tababar u soo...
Haweeney lagu dilay Baydhaba, kadibna Suuli lagu riday
Isniin: June 6, 2022 Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye oo shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug
Isniin: June 6, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid denni oo kulan la qaatay xubno ka socday Dalka Sweden.
Isniin: June 6, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka...