Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Dowlada Jubaland
Khamiis: July 7, 2022 Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada...
Dowladda oo laba diyaarad oo ciidamo ah kaa dajisay Beledweyne Iyo Sababta oo La Shaaciyay
Khamiis: July 7, 2022 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ka dajisay ciidamo ka...
Hoggaamiyaha is qariya ee Taalibaan oo farriin lama filaan ah usoo diray Mareykanka
Khamiis: July 7, 2022 Mullah Hibatullah Akhunzada ayaa ugu baaqay Mareykanka iyo beesha caalamka inteeda kale in ay...
Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed ‘oo lagu rasaaseeyey’ Baydhabo
Khamiis: July 7, 2022 Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo la hadlay warbaahinta ayaa si...
Xasan shekh “Waxaan uga mahadcelinyaa Madaxweyne Erdogan casuumaaddii uu ii fidiyey, kulankii aan wada qaadannay
Arbaco: July 6, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey xarunta...
Madaxda Wasaaradda Caafimaadka oo ka shiray howlaha hortebinta leh ee horyaalla Wasaaradda
Arbaco: July 6, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr.Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim ayaa kulan ballaaran la yeeshay Agaasimayaasha...
Golaha Ammaanka Midowga Africa Oo Hawlgal Shaqo ku imaanaya Soomaaliya
Arbaco: July 6, 2022 Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si dhow ula socota heshiisyadii iyo qararadii laga gaaray...
Danjiraha Soomaaliya Ee Serbia Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Dalkaas
Arbaco: July 6, 2022 Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda...
Ra’iisul wasaaraha dalka oo kulan ka qaatay danjiraha Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya.
Arbaco: July 6, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi...