R/Wasaaraha Soomaaliya oo wada la tashadii ugu danbeeyay uu kusoo dhisayo Golaha wasiirada Cusub.
Isniin: July 11, 2022 R/Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay uu...
Suuqa weyn ee magaalada Wajeer oo uu dab qabsaday goor dhawayd
Isniin: July 11, 2022 Wararka ka imanaya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in xalay...
Maxay tahay ujeedka Wafdiga ka socda dowladda Turkiga u tageen Baydhabo?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta xarunta Madaxtooyadda ee Magaalada Bayduabo ku qaabilay...
Al-Shabaab oo si kulul uga hadlay War kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh
Al-Shabaab ayaa si adag u beenisay war kasoo baxay madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...
Weerar lagu qaaday mid kamid ah Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir & khasaaro ka dhashay
Rag hubeysan oo la sheegay inay gaarayeen ilaa lix , isla markaana watay gaari nooca raaxad ah ayaa...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo dhaawicii u geeriyooday
Shinzo Abe, oo ahaa ra’iisul wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee soo maray dalka Japan, ayaa dhintay ka dib...
Kenya oo ku dhawaaqday in Madaxweynayaasha Somalia & Kenya ay saxiixayaan dib u furista ganacsiga Jaadka
Wasiirka Beeraha dowladda Kenya, Peter Munya ayaa sheegay in heshiiska dib loogu soo celinayo ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya...
Maamulka Puntland oo Toogasho ku xukuntay rag dilal ka geysan jiray Magaalada Gaalkacyo
Khamiis: July 7, 2022 Maxkamadda darajada koowad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga...
Baarlamaanka Puntland oo mar kale kala diray Maxkamadda Sare
Khamiis: July 7, 2022 Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa mar labaad kala direy Golaha Adeega Garsoorka ee Maxkamadda...
Golaha Wakiiladda Puntland Oo Jawaab Cad u Direy Madaxweyne Deni
Khamiis: July 7, 2022 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 18-aad, Kalfadhiga...