Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Maamulka gobolka Hiiraan oo ka digay isticmaalka biyaha uu hadda wado webiga Shabeelle ee dhexmara magaaladaasi

Talaado: July 19, 2022  Maamulka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka digay isticmaalka biyaha uu hadda...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ardey u dhashay dalka Itoobiya oo ka qalin jebiyay jaamacad ku taalla dalkaas isagoo ay dhabarka ku sita xaabada cuntada lagu karsado

Talaado: July 19, 2022  Ardey u dhashay dalka Itoobiya ayaa ka qalin jebiyay jaamacad ku taalla dalkaas isagoo...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo $1.2 bilyan ugu deeqay Soomaaliya iyo dalal kale

Talaado: July 19, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa Isniinti ku dhawaaqday in ay bixineyso lacag dheeraad ah oo gaareysa...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

UK oo diiwaan gelisay heer kulkii ugu darnaa abid oo gaaray in ka badan 40 Celsius

Talaado: July 19, 2022 Britain ayaa diiwaangelisay heer kulkii ugu sarreeyay abid kaas oo gaaray in ka badan...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu...
Bashiir BarreJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Boosaaso iyo qarixii Jowhar

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ku dhexmartay Ciidamo...
Bashiir BarreJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan

Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda laga...
Bashiir BarreJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo shaqadii ka eryey Mr, Steven Walker iyo Soomaaliya oo Sabab U noqotay In la Cayriyo

Talaado: July 19, 2022 Sida ay sheegayaan warar hoosaadyada soo baxay oolahelayo Wasaaradda Arrimaha dibada ee Mareykanka,ayaa shaqadii...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shir looga hadlaayay Amniga oo lagu qabtay Baardheere.

Talaado: July 19, 2022 Taliyaha Haayada Nabadsugida Gobolka Gedo, Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan Bakaal kooke ayaa kulan la qaatey...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shabaab oo xalay Weerar ku qaaday Laanta Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid

Talaado: July 19, 2022 Koox ka mida Al shabab ayaa xalay weerartay laanta Towfiiq oo ka mida Dagmada...
QOL ContributorJul 19, 2022Jul 19, 2022
Read More
445446447448449