Suudaan oo dib u furtay xudduuda ay la wadaagto Itoobiya
Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii lasoo...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee...
Ciidamada Booliska degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey oo gacanta kusoo dhigay burcad hubeysan.
Isniin: July 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey xaafadda...
Midowga Yurub oo Azerbaijan kala hadleysa xal u helista dhibaatada Gaaska
Isniin: July 18, 2022 Madaxa Komishinka Yurub Ursula von der Leyen ayaa Isniinta maanta ah u safreysa Magaalada...
Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay magalada Jowhar
Isniin: July 18, 2022 Ku simaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Tamirat Tola oo Ethiopian ah oo ku guuleystey bilada dahabka ee orodka marathon-ka ragga ee tartanka ciyaaraha fudud ee aduunka
Isniin: July 18, 2022 Tamirat Tola oo Ethiopian ah ayaa ku guuleystey bilada dahabka ee orodka marathon-ka ragga...
Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo maanta yeelanaya kulan.
Isniin: July 18, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi iyo hogaamiyayaasha mucaaradka Somaliland ayaa maanta kulan ku yeelanaya...
Madaxweyne Qoor Qoor oo laamaha Amniga Shir Degdeg ah la qaatay Kadib Dilkii Taliye ku Xigeenka NISA ee Galmudug
Isniin: July 18, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee...
Dhacdo argagax Leh oo Galmudug ka dhacday iyo 1 Qos oo dhacdadaan ay qabsatay
Isniin: July 18, 2022 Farax Cumar Geelle ayaa shalay lagu dilay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, goobtii lagu...
Ciidamada Dowladda oo sameeyay Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Isniin: July 18, 2022 Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan...