Jawaari “Dowladda Hoose ha lagu wargeliyo inaan lagu deg degin hantida ma guurtada Baarlamaanka”
Muqdisho, 21 December 2015: Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiya Baarlamaanka, ayaa maanta ka hadlayay kulankii Baarlamaanka uu lahaa...
Sarkaal ka tirsan Bangiga Hor-umarinta oo la dilay
Muqdisho, 21 December 2015: Nin sarkaal ah oo ka tirsan Bangiga Hor-umarinta ayaa mar dhow lagu toogtay Xaafada Wdajir...
Madaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)
Muqdisho, 20 December 2015: Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul ka...
XOG CUSUB: Dalka Itoobiya oo u kala jabaayo laba dowladood
Muqdisho, 20 December 2015: Sida Lagu soo waramaayo rabashado, dibad baxyo xiriir ah iyo dagaal is ceyrsi ah, ayaa...
DEG DEG: Dayaarad Air France oo Bomb laga helay, deg degna ugu degtay Mombasa
Muqdisho, 20 December 2015: Warar iminka naga soo gaaray magaalada Mombasa ayaa sheegaya in laga helay bomb musqusha (suulliga)...
Booliska Soomaaliya oo maanta u dabaal degaya sanad-guuradii 72aad
Muqdisho, 20 December 2015: Xus loogu dabaal degaayo 72-guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa saaka...
Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo dil ka badbaaday
Muqdisho, 20 December 2015: Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo “ayaa sheegay inuu shalay ka bad baaday isku...
Yaa dilay Hindiya Xaaji Maxamed?
Muqdisho, 20 December 2015: Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in dowladda ay gacanta ku soo...
Wararki ugu dambeeyay Qaraxi Maka-Almukarama iyo dhibaatadi ka dhalatay
Muqdisho, 19 December 2015: Qaraxi maanta duhurki ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama, iyadoo warar kala duwan uu ka soo...