Qatar airways oo Duulimaad Toos ah ka billabi- doonto Soomaaliya.
Muqdisho, 22 December 2015: Shirkadda Dayaaradaha ee Qatar Airways, ayaa sheegtay inay dhawaan billabayso Adeegy Duulimaad oo Toos ah...
BLACK WEEK FOR FREEDOM OF INFORMATION IN SOMALIA
Muqdisho, 22 December 2015: Reporters Without Borders (RSF) condemns the latest violations of freedom of information by Somalia’s National...
Saraakiisha Booliska oo ka hadlay xoojinta Amniga
Muqdisho, 22 December 2015: Kulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid mahadcelin...
Mas’uuliyiin Dowladda ka socda oo gaaray Jowhar
Muqdisho, 22 December 2015: Wafdi ka socda Dowlada ee uu hoggaaminayo wasiirka Kalluumeesiga iyo Kheyraadka badda ayaa goordhow gaaray...
Wasiir ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo is casilay
Muqdisho, 22 December 2015: Wasiirkii lagu magacaabo Cumar Dheere, kana tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shaaciyay inuu iska-casilay Xilka...
Guddoomiyaha Baarlamanka oo Mushaaraadkii ka jaray Xildhibaanno
Muqdisho, 22 December 2015: Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyai ayaa sheegay in ay jiraan Xildhibaanno ka...
Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladu ay diyaar u tahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Muqdisho, 22 December 2015: Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe...
Socdaalkii Madaxweyne Xasan & Wafdigiisii ay ku tageen Beledweyne
December 21, 2015 | Beledweyne — Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka...
Sarkaal loo Maleeyay in uu Ka Tirsanaa Hay’adda NISA Oo Maanta la Dilay
Muqdisho, 21 December 2015: Rag hubaysan oo watay Gaari ayaa Galabta ku dilay Xaafadda Taleex ee Degmada Hodon Nin...
Madaxweynaha oo goor dhow gaaray Beledweyn
Muqdisho, 21 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiran,...