Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 20 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
QOL EditorFeb 20, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Barakacayaasha Magaalada Galkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolol Xumo.

Muqdisho,20 February 2016: Barakayacayaal kunool kaamka Alla Aamin ee magaalada Galkacyo galbeedkeeda ku taalla ayaa ka cabanaya xaalado nolol...
Ali Omar GhediFeb 20, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Dowlada oo amartay in si rasmi ah loo xiro ilaa 35 Website

Muqdisho,20 February 2016: Waa marki ugu horreysay taariikhda warbaahinta casriga ee Soomaaliya ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ku guuleysatay in ay...
Ali Omar GhediFeb 20, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Canada oo ku dhawaaqday in ay ka qeyb galeeyso Shirka Istanbul ee Soomaaliya

Muqdisho,20 February 2016: Madaxda ka qeybgalyso Madasha Istanbul ee loogaga hadli doono arrimaha Soomaaliya todobaadka soo socda, ayaa waxaa...
Ali Omar GhediFeb 20, 2016Feb 20, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo saaka laga sugaayo Baarlamaanka

Muqdisho,20 February 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya  iyo Taliyaha Hey’adda Nabadsugida...
Ali Omar GhediFeb 20, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Kulan caawa Golaha Wasiirada ku magacaabi lahaayeen 12 Safiir oo dib u dhac ku yimid

Muqdisho,19 February 2016: Fadhi aan caadi aheyn oo la maleeynayay in ay Golaha Wasiirada caawa yeeshaan, ayaa dib u...
Ali Omar GhediFeb 19, 2016
Read More
NEWS in ENGLISH

Everyday Photos From The Horn Of Africa

Mogadishu,19 February 2016: The late Stuart Hall spent most of his years articulating the ways in which mass-mediated depictions...
Ali Omar GhediFeb 19, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo casho sharaf ku marti-qaaday ciyaartoydii 11-jirada

Muqdisho,19 February 2016: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay aqalka...
Ali Omar GhediFeb 19, 2016Feb 19, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

“Madaxweynaha iyo Ugaas Xasan waa isla meel dhigeen inta badan cabashadii jirtay”

Muqdisho,19 February 2016: Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan,  ayaa faah faahin dheer ka bixiyay kulankii...
Ali Omar GhediFeb 19, 2016
Read More
VIDEOSWARARKA MAANTA

DAAWO: Sheekadii Kalamaan

https://youtu.be/DPWwrDfzPkY
Mustafa AwaleFeb 19, 2016
Read More
29932994299529962997