Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
NEWS in ENGLISH

The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab

Muqdisho,17 February, 2016: Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in fact,...
Ali Omar GhediFeb 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo 24 saac loo qabtay si uu u hor-tago Baarlamaanka

Muqdisho,17 February, 2016: Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, ayaa u qabtay muddo 24 saac in Baarlamaanka uu...
Ali Omar GhediFeb 17, 2016Feb 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Ninkii Daallo isku qarxiyay oo Macalin Dugsi ka ahaa Hargeysa

Muqdisho,17 February, 2016: Ruuxa la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradda Daallo bishan Febraayo 2da, ayaa la sheegay inuu...
Ali Omar GhediFeb 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

SHACABKA OO WAL WAL IYO WALAAC KA MUUJIYEY TAYADA CAANAHA GEEL.

Horaa loo yiri “nin aduunyo jogow, maxaa aragti kuu laaban”, hadaan noshahay wax badan oo aad layaabto ayaad...
Omar FarahFeb 17, 2016Feb 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida

Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi ku...
Ali Omar GhediFeb 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

“Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”

Muqdisho,17 February, 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan...
Ali Omar GhediFeb 17, 2016
Read More
CIYAARAHAWARARKA MAANTA

14 iskoot Ex Horseed waxa uu mudan yahay Macalinka Xulka Soomaaliya….

Muqdisho | February 16, 2016 –  Magaciisa oo dhameystiran waa Cismaan Xaaji Maye waxa lagu Naynaasaa Iskoot waa...
QOL EditorFeb 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib marki shirki Munich uu ka qayb galay.

Muqdisho,16 February, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,...
Ali Omar GhediFeb 16, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Boutros-Boutros Ghali oo geeriyooday

Muqdisho,16 February, 2016: Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Boutros-Boutros Ghali oo u dhashay Masar ayaa geeriyooday, sida uu xaqiijiyay...
Ali Omar GhediFeb 16, 2016Feb 16, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Al- Furat Hotel oo Muqdiaho KU Soo Kordhay

Muqdisho,16 February, 2016: Waxaa maanta xarigga laga jaray hotel cusub oo  aad u qurux badan casri-na ah oo lagu...
Ali Omar GhediFeb 16, 2016Feb 16, 2016
Read More
29952996299729982999