Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo booqday Bardaale
Muqdisho,20 March 2016: Wafdi uu hor-kacaayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan...
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono hay’adaha mashaariicda ka wada dalka
Muqdisho,20 March 2016: Xukuumadda Soomaaliya ayaa cadeeysay in Dowladda iyo Maamulada dalka ay iskaashanayaan la xisaabtanka Hay’adda Mashaariicda ka...
Mudane Xasan Sheekh oo ku baaqay in gargaar deg-deg lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen
Muqdisho,20 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay...
Dagaal hor leh oo saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad
Muqdisho,20 March 2016: Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ayaa...
DAAWO: Faaliyaha Qaranka 19 03 2016, qaybaha ugu muhiimsan
https://youtu.be/_fqrgCsLZXU
Somalia shocked by the sudden death of football legend Abdi Ali Sheik
Muqdisho,19 March 2016: Somalia is in a deep grief after the country lost one of its greatest football legends of...
Bulshada Rayidka oo ka soo horjeestay Warbixinada Kooxda la socodka Cunaqabateynta Hubka
Muqdisho,19 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 500 hogaamiye oo ka...
Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday in gurmad lala gaaro dadka ay abaaraha saameeyeen
Muqdisho,19 March 2016: Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar gaarsiiyaan...
Kenya oo go’aansatay in ay weerarto dalka Uganda
Muqdisho,19 March 2016: Kulankii Xubnaha Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa looga hadlay Muranka Kenya iyo Uganda u dhaxeeya ee la...
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu Itoobiya u kaashanayo dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho,19 March 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland, oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay Taliyaha...