Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Xaflad sagootin ah oo loo qabtay ardayda ka qalin jabinaysay sanad dugsiyeedkan dugsiga sare ee degmada Baargaal

Baargaal | QOL | March 19, 2016 – Xaflad Sagootin ah oo si heer sare ah loo soo...
QOL EditorMar 22, 2016Mar 22, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka Baladweyn

Muqdisho,22 March 2016: Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta...
Ali Omar GhediMar 22, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayo Sharciga Shaqaalaha Rayidka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho,22 March 2016: Kulan looga hadlayo Wax ka badalis lagu sameeyay sharciga shaqaalaha rayidka oo maanta ka socda Muqdisho,...
Ali Omar GhediMar 22, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Labo Qarax oo gil gilay Garoonka Diyaaradaha Brussels

Muqdisho,22 March 2016: Sida warka nagu soo gaaray, labo qarax ayaa laga maqlay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee...
Ali Omar GhediMar 22, 2016
Read More
VIDEOS

Dib u gumaysiga Soomaaliya – Recolonising Somalia” by Jamal Osman

Muqdisho,22 March 2016: Dhibaatada ma yara, balse inta fahamtay ayaa aad u yar. Bal ila daawada muuqaalkaan si looga arinsado sida...
Ali Omar GhediMar 22, 2016
Read More
VIDEOSWARARKA MAANTA

DAAWO: Caruur Al-Shabaab ah oo la sheegay in lagu qabtay dagaalada ka socda Puntland

https://youtu.be/2NJJSkEukXU
Mustafa AwaleMar 22, 2016Mar 22, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Guddiga Dib-u eegista Dastuurka

Muqdisho,21 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war martiyeed ka soo saaray shir...
Ali Omar GhediMar 21, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Dawlada Soomaaliya oo xabsiga ka sii daysay Cabdi Waal

Muqdisho,21 March 2016: Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal), ayaa Xalay laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka...
Ali Omar GhediMar 21, 2016Mar 21, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Bali-Doogle ku soo bandhigay arin lagu farxay.

Muqdisho,21 March 2016: Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed, taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta tababbar ugu soo xiray...
Ali Omar GhediMar 21, 2016Mar 21, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Warku ugu dambeeyay ee ka soo baxay Dab xalay qabsaday isbitaalada Madiina iyo Banaadir

Muqdisho,21 March 2016: War faah faahsan ayaa ka soo baxaya dab xilliyo kala duwan xalay ka kacay isbitaalada Madiina...
Ali Omar GhediMar 21, 2016
Read More
29722973297429752976