Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Hirshabeelle oo ka socoto Jowhar
Muqdisho, November 09, 2016: Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka bilaabatay Caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle...
Howlgal xalay ka dhacay Beledweyne
Muqdisho, November 09, 2016: Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa xalay ka dhacay Howlgal dad lagu soo...
Xildhibaano ka hadlay dagaalka Gaalkacyo
Muqdisho, November 09, 2016: Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegay...
Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta lagu doortay Baydhabo
Baydhabo | November 8, 2016 – Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta lagu qabtay qeybta...
Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta lagu doortay Kismaayo
Kismaayo | November 8, 2016 – Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay qeybta koowaad ee Doorashada xubnaha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiiyey doorashooyinka ka bilowday Kismaayo iyo Baydhabo
Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose...
RW ku-Xigeenka XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Avv Gabyow
Muqdisho | November 8, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa uga...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Avv Gabyow
Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku...
Laba ka tirsan gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir oo Xildhibaanimo isku sharxay
Muqdisho, November 08, 2016: Wararka ka imaanayo degmada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen gudoomiyayaasha degmooyinka...
Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabanaya Baydhabo iyo Kismaayo
Muqdisho, November 08, 2016: Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalooyinka...