Dagaal xooggan oo mar kale dib uga qarxay Gaalkacyo
Muqdisho, November 08, 2016: Dhanka galbeed ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa mar kale saaka ka bilowday dagaal u dhaxeeya...
In ka badan 20 ruux oo shalay ku geeriyooday Gaalkacyo
Muqdisho, November 07, 2016: Degenaansho oo aan cago adag ku taagneyn ayaa saaka ka jirta magaalada Gaalkacyo ee gobolka...
Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo dib u dhac hor leh looga baqo
Muqdisho, November 07, 2016: Jadwalkii ee ay soo bandhigeen Guddiga Federaalk ee hirgelinta doorashooyinka dadban bil ka hor, ayaa...
“Colaada Gaalkacyo Qarni ka badan ayay jirtaa, shalay iyo maanta ma dhalan”
Muqdisho, November 07, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in dowladda Federaalka ay hurineyso dagaalka Gaalkacyo, kaddib markii...
Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka Soomaaliya oo war cusub soo saartay
Muqdisho, November 06, 2016: Warar uu soo saaray guddiga Kormeerka Qaramada Midoobey ee dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa loogaga...
Doorashadii Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo dib u dhacday.
Muqdisho, November 06, 2016: Wararka naga soo garaya magaalada Jowhar, ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle, ayaa sheegaya in doorashadii...
Dagaal mar kale saaka ka qarxay Gaalkacyo
Muqdisho, November 06, 2016: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, iyadoo...
DAAWO: Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxuloow “Dhagdheer” iyo Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay dagaalka Gaalkacyo
https://www.youtube.com/watch?v=eCoqX6IjO-o&feature=youtu.be
Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho
Muqdisho, November 05, 2016: Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday goor dhow kolonyo gaadiid ciidan ah oo ay saaran...
Shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar oo mushaarkooda u yaboohay dib u dhiska waddooyinka
Muqdisho, November 05, 2016: Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil ah...