59 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday xaflad dhaqameed caasimadda dalka Kuuriyada Koonfureed
Sabti: October 29, 2022 59 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday xaflad ku saabsaneed caado dhaqameed laguna...
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Sheegay In Weerarkii Maanta Aanu Niyad Jebin Doonin Dagaalka Dowladda iyo Shacabka Ay Ku Ciribtirayaan Khawaariijta
Sabti: October 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo si kulul u cambaareeyay qaraxyadii lala beegsaday dad shacab ee Isgoyska Sope
Sabti: October 29, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Kumanaan qof oo ah taageerayaasha rai’sal wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan oo isku soo baxay
Sabti: October 29, 2022 Kumanaan qof oo ah taageerayaasha rai’sal wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan, ayaa waxay...
Maurice Hasting, oo waxa 38 sano ku xirnaa xabsiga gobolka, iyadoo lagu soo oogay sanadkii 1983-kii dilkii, Roberta Wydermyer
Sabti: October 29, 2022 Maurice Hasting, ayaa waxa uu in ka badan 38 sano ku xirnaa xabsiga gobolka,...
Ururinta maqasyada Madaxtooyada oo iftiimiyay munaasabadda ‘qarnigii Turkiga’
Sabti: October 29, 2022 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa la wadaagay dadweynaha muuqaal ku saabsan “Ururinta maqasyada...
Booliska oo faah-faahin ka bixiyey labadii qarax ee ka dhacay Zoobe
Sabti: October 29, 2022 Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya G/lle Sidiiq Aadan Cali Doodishe oo shir jaraa’id ku qabtay...
Wariye Maxamed Ciise Koonaa oo ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarka ka dhacay wasaaradda waxbarashada
Sabti: October 29, 2022 Wariye Maxamed Ciise Koonaa ayaa ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarka ka dhacay...
rasaas culus oo laga dhex maqlayaa xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo ay weerar ku bilowday qaraxyo ay ku qaaday kooxda Al-Shabaab.
Sabti: October 29, 2022 Waxaa weli rasaas culus laga dhex maqlayaa xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya, oo ku...
Donald Trump oo si kulul u dhaleeceeyay shirkadda Twitter-ka, markii ay ka xirtay account-kii uu ku lahaa, iyadoo loo cuskadey arrimo ammaan.
Sabti: OCTOBER 29, 2022Donald Trump ayaa si kulul u dhaleeceeyay shirkadda Twitter-ka, markii ay ka xirtay account-kii uu...