Madaxweynaha Jarmalka: “Dagaalka Ukraine wuxuu muujinayaa in Yurub ay sannado adagi ku soo fool leeyihiin”
Sabti: OCTOBER 29, 2022Madaxweynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa ka digaya inay dalkiisa iyo guud ahaan qaaradda Yurub...
Xoghayaha difaaca ee Maraykanka “ Shiinuhu waa khatarta ugu sarraysa ee danaha Maraykanka”
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Sida lagu sheegay Qorshaha Difaaca Qaranka ee Maraykanka oo dhowaan la sii daayey, dalka Shiinaha...
Soomaaliya oo Wadamada Jaamacadda Carabta ka dalbatay dhameystirka deyn-cafinta
Sabti: OCTOBER 29, 2022Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khudbad ka jeediyay Fadhiga 31-aad...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Fiqi oo saaka safar ugu ambabaxay magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan
Sabti: OCTOBER 29, 2022Masuuliyiin katirsan Dowladda federaalka uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed...
Dacwad oogayaasha Kenya Noordin Haji oo booliska Kenya kusoo oogay dambiyo ka dhan ah bini’aadannimada
Sabti: OCTOBER 29, 2022Dacwad oogayaasha Kenya ayaa go’aan taariikhi ah oo ay gaareen ku sheegay Jimcihii inay kusoo...
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Ruushka uu kusoo daabulayo dalkiisa diyaaradaha Drones-ka
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Madaxweyne Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Ruushka uu in ka badan 30 diyaaradaha aan...
ninka ugu hodansan adduunka Elon Musk oo $44bn kula wareegay shirkadda Twitter
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Elon Musk, ninka ugu hodansan adduunka ayaa kusoo gaba gabeeyay $44bn, oo u dhiganta...
Saraakiisha Hey’adda Caafimaadka Adduunka WHO oo ka dayrinaya xaaladda caafimaadka gobolo kamid ah Itoobiya
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Saraakiisha Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO), ayaa sheegay in gelitaanka waqooyiga Itoobiya ay tahay...
Dowlada Itoobiya oo ka fiir saneysa xiriirka ay la leedahay dalal iyo hey’addo
Sabti: OCTOBER 29, 2022 War-saxaafadeedka ay xukuumaddu federaalka Itoobiya soo saartay, ayay ku sheegtay inay ku qasban tahay...
Soomaaligii ugu horreeyay ee xildhibaan ka noqda Finland oo wacdaro dhigay
Sabti: OCTOBER 29, 2022 Soomaaligii ugu horreeyay ee xildhibaan ka noqda Finland, Suldaan Saciid Axmed, ayaa hees kaga...