Kulankii Golaha shacabka ee maanta oo baaqday
Muqdisho | QOL | August 2, 2017—Kulankii maanta ay lahaayeen Golaha shacabka ayaa baaqday kaddib markii ay soo xaadiri...
Cajiib!!: Robots-kii Facebook oo sameystay luqad u gaar ah, kaddibna la demiyay !
Muqdisho | QOL | August 2, 2017— Kooxda FAIR ee Facebook ayaa ku dhawaaqay war la yaab leh oo...
Duqii hore ee Muqdisho oo xil muhiim ah loo magacaabay
Muqdisho | QOL | August 2, 2017— Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan)...
Isbahaysiga Mucaaradka NASA ee dalka Kenya oo ka dhawaajiyey arin muhiim u ah shacabka dalkasi
Muqdisho | QOL | August 2, 2017— Isbaheysiga Mucaaridka ah ee Dalka Kenya ayaa sheegay in haddii ay ku...
Guddoonka wakiillada Somaliland oo iscasilaya
Muqdisho | QOL | August 2, 2017— Guddoomiyihii golaha Wakiillada Somaliland C/Raxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro ayaa iska casilay xilka...
Xildhibaan Dalxa oo ka digay amar ka soo baxay Sacuudiga
Muqdisho | QOL | August 2, 2017— Maxamed Cumar Dalxa, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa ka digay...
R/Wasaarah Soomaliya oo sheegay in maamulka Puntland uu tusaale wanagsan u yahay Soomaaliya inteeda kale
Muqdisho | QOL | August 1, 2017 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo...
Sawiro:- Dowlada Soomaaliya oo deeq kala wareegtay Dowlada Shiinaha
Muqdisho | QOL | August 1, 2017— Munaasabad Deeqdan lagu gudoonsiinayay Hay’adda WFP oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa...
Madaxweyne Maamulka Hir-shabele Oo Magacaabay Degmooyin Cusub
Jowhar | QOL | August 1, 2017—Cali Cabdulalahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle ayaa Maanta deegaano ka tirsan gobolka...
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Beri Go’aan Ka Gaaraya Arinta Wasiir Xoosh
Muqdisho | QOL | August 1, 2017—Gudoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa malinta Berito ah ku wargeliyay in xubnaha...