Madaxweyne Maamulka Hir-shabele Oo Magacaabay Degmooyin Cusub

Jowhar   | QOL |  August 1, 2017—Cali Cabdulalahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle ayaa Maanta deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan u Magacabay in ay noqdaan degmooyin ka tirsan Gobolkaas.

Degmooyink uu magacaabay ayaa gaaraya ilaa Saddex degmo kuwaas oo hada kadib loo aqoonsanayo in ay yihiin degmooyin.

Hoos Ka Akhriso Magacyada degmooyinka

01.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Jowhar  

______________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *