Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u magacaabay Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Nasa Ige in uu...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay goor dhawayd harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka...
Mareykanka oo sheegay in tallaabada ay ku tijaabisay gantaal cusub Iiraan uu ahaa mid walaac xoogan ka dhalin kara caalamka
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Mareykanka ayaa sheegay in tallaabada ay ku tijaabisay gantaal cusub oo siday dayax gacmeed...
Diyaarad helicopter ah ay ku burburtay koonfurta dalka Talyaaniga oo ay ku dhinteen 7 qof oo Ciidamo ah
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dhammaan 7-dii qof ee la socday ayaa dhintay markii diyaarad helicopter ah ay ku...
Mareykanka oo weerar ku Dilay 15 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ayaga oo taageeraya dowladda federaalka...
Al Shabaab oo xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka Soomaaliya gobolka Gedo.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka...
Dagaal culus oo ka qarxay Hiiraan saakay iyo wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalkaas Alshabaab oo Deegaano lagala wareegay
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu dib...
Qasaaraha ka dhashay Qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay oo soo kordhaya
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa laba qarax oo xalay ka dhacay caasimadda...
Ciidamada Xoogga oo sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta u dhaxeysa Gobolada Shabeellada Hoose iyo Hiiraan.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Ciidamada Xoogga ayaa sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta...