War deg deg ah: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay goor dhawayd xerada militariga Jeneraal Dhegobadan ee magaalada Muqdisho.
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo uu ka dhacay...
Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland oo sheegay in Puntland ay taageerto Argagixisada Alshabaab
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray Taliyaha...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO kala wareegay gargaar Caafimaad
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Qaran...
Dowladda Federaalka oo soo dhoweysay heshiiskii Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Gobolka Tigrayga ee TPLF ay ku gaareen Koonfur Afrika.
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay heshiiskii Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Gobolka Tigrayga...
Madaxweynaha Falastiin oo baaq ku aaddan xadgudbyada Israa’iil u diray Caalamka iyo Mareykanka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken in...
Mareykanka & Kuuriyada Koonfureed oo Kuuriyada Waqooyi uga digay adeegsiga hubka nuclear-ka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dalka Mareykanka ayaa Dowladda Kuuriyada Waqooyi uga digay in deriskeeda Kuuriyada Koonfureed ay u...
Koonfur Afrika oo dhaleeceyn kala kulantay dhoolatus ay cidamadeeda la sameeyeen kuwa Ruushka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Xisbiga mucaaradka ugu weyn Koonfur Afrika ayaa dhaleeceeyay dowladda kadib markii ciidamada badda ee...
Wasiirka Gaashaandiga oo Hoggaamiyaha Militeriga Suudaan kala hadlay dagaalka Al-shabaab
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Kulan laba geesood ah oo ay kuwada qaateen magaalaada khartuum ee dalka suudaan wasiirka...
DFS oo sheegtay in 100 ka tirsan Al-shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Hiiraan
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in tiro ka badan 100 ka tirsan Ururka...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degaanka Masijka Cali Gaduud
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qeyb ka ahaayeen Wasiir Ku...