Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad oo gaaray dalka Itoobiya.
Wafti uu hoggaaminayo Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta...
Dowlada Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Soo Afjarida Shabaab
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti...
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka oo dhaleeceeyey go’aankii ROOBOW soona jeediyay in xilka laga qaado
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa sharci darro...
Danab oo sheegtay in Al-Shabaab ay haystaan hal fursad oo kaliya oo ah hubka dhigaan
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Taliska Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay in waqtiga dhow ay soo...
Xildhibaan u olaleeya in UK ay aqoonsato Somaliland oo iska casilay xil uu ka hayay golaha wasiirada
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Xildhibaan Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilka iska...
Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Saraakiisha gaadiidka Mareykanka ayaa shaaciyay dhacdo ka dhacday garoonka diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida...
Bastoolad lagu soo dhex qariyay caloosha digaaga oo lagu qabtay diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida Mareykanka
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Saraakiisha gaadiidka Mareykanka ayaa shaaciyay dhacdo ka dhacday garoonka diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida...
Al-Shabaab oo ka hadashay magaca ay dowladda ku dhawaaqday in loogu yeero
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa diiday u adeegsiga magaca “Khawaarij” ee dowladda federaalka Soomaaliya ay shaacisay–...
Liiska Musharaxiinta asal ahaan Soomaalida ah ee ku guuleystay doorashooyinkii Mareykanka
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee xalay dhacday waxaa ka qeybgalay musharraxiin Soomaali-Mareykankan ah,...
Dowladda Ukraine oo walwal ka qabta natiijada doorashada xiliga dhexe ee Mareykanka
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Dowladda Ukraine, ayaa dusha kala socota doorashada Mareykanka, iyadoo codbixiyayaashu ay haatan codkooda ka...