Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in laga gudbo siyaasadda ku dhisan kooxeysiga
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalay xaflad...
Dalka Mareykanka Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo tartan adag la geyleysa haweeney madow ah
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Dalka Mareykanka waxaa maanta Doorasho saameyn xooggan ku yeelaan doontaa jiheynta qaranka gaar ahaan...
Maleeshiyaad xoog ku Xirtay Garoonka duulimaayadya Caabudwaaq joojiyay shaqadii ka socotay
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad...
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways oo ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojinta wada
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojintoodu...
Maamulka Gobalka Banaadir & kan Kigali oo heshiis iskaashi kala saxiixday
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Wafdiga ka kooban Agaasimayaal iyo La-taliyeyaal farsamo oo ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo...
Shir Magaalada Nairobi uga furmay Taliyeyaasha ciidamada Itoobiya iyo kuwa Maleeshiyaadka TPLF
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Shir ay isugu yimaadeen Taliyaha Ciidamada Itoobiya Birhanu Julla iyo Taliyaha kooxda TPLF Taddese...
Ciidamo ka tirsan Beesha Duduble oo ka ruqaansaday Dhuusamareeb oo Xalay gaaray God Shilling oo kaabiga ku haya degaanka Xiindheere ee Gobolka Galgaduud.
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Ciidamo ka tirsan DF oo ka soo jeeda Beesha Duduble oo shalay ka ruqaansaday...
Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka Cimilada Adduunka
. Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka...
Gudoomiye Madaale oo Shaaciyay in Shabaabkii laga Soo saaray Gobalada Ay Muqdisho Soo buux dhaafiyeen
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shaaca ka qaaday in xubno ka tirsan...
Dhalinyaro TikTok ku aflagaadeyay mas’uul dowladeed oo lagu riday xukun aaney fileyn dalka Nigeria
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Laba nin oo ka mid ah dadka isticmaala barta TikTok ee dalka Nigeria ayaa...