Wasaaradda Arrimaha Gudah Dowladda Galmudug oo Magaalada Guriceel ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guricee
l Sabti: 19 Nofembar 2022 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Ayaa Magaalada Guriceel ka daahfurtay...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed.
Sabti: 19 Nofembar 2022 Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu...
Midowga Yurub oo ka hadlay burbur ay madaafiicda Ruushka u geysteen kaabayaasha tamarta ee Ukraine
Sabti: 19 Nofembar 2022 Guddoomiyaha Midowga Yurub ee maaraynta xasaradaha ayaa sheegay in burburka kaabayaasha tamarta ee Ukraine...
Shirkadda Twitter-ka oo u sheegtay shaqaalaheeda in dhismayaasha xafiisyada shirkadda ay si ku meel gaar ah u xirnaan doonaan
Sabti: 19 Nofembar 2022 Shirkadda Twitter-ka ayaa u sheegtay shaqaalaheeda in dhismayaasha xafiisyada shirkadda ay si ku meel...
Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda ka musaafuriso oo ka hadlay arimahaas.
Sabti: 19 Nofembar 2022 Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda ka...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay hormarinta howlaha Kalluumeysiga
Sabti: 19 Nofembar 2022 Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa magaalada...
Madaxweyne Xasan oo saakay gaaraya Wisil, Baxdo, iyo Hiiraan ilaa Duleedka Wabxo si loo kordhiyo Dagaalka Khawaariijta
Sabti: 19 Nofembar 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid...
Hay’adda Bill & Melinda Gates Foundation oo $7 bilyan ugu yaboohay qaaradda Afrika
Sabti: 19 Nofembar 2022 Hay’adda Bill & Melinda Gates Foundation ayaa sheegtay inay 7 bilyan oo dollar ugu...
Ardayad da’deedu tahay 99 jir ah oo dugsiga hoose dhigata oo ku geeriyootay Kenya
Sabti: 18 Nofembar 2022 Haweeney 99 jir ah oo la rumeysan yahay in ay tahay ardaygii ugu da’da...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo galabta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani
Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka qeyb galay...