Madaxweynew Xasan shekh oo shalay Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed Nuur u dalacsiiyey Darajadda Genaraal
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed nuur Ali Gadaar ayuu Madaxweynaha Qaranku shalay udalacsiiyey Darajadda Genaraal...
Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada Saskatoon...
Maleeshiyaad deegaanka ah oo Dagaalka kooxda Al Shabaab ka qeyb qaadanaya oo lagu soo bandhigay Degaanka Gaaleef ee Shabellaha Dhexe
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Ciidamo maleeshiyaad deegaanka ah oo loogu tala galay in ay dagaal la galaan kooxda Al...
Koobka kubadda cagta adduunka oo maanta ka furmaya dalka Qatar laguna daahfuri doonnaa xulalka Qatar iyo Ecuador
Axad:NOVEMBER 20, 2022 ‘Koobka kubadda cagta ee qaramada adduunka ayaa maanta ka bilaabanaya dalka Qatar, waana markii ugu...
Milkiilaha Shirkada Twitter-ka oo qaaday xayiraadii saarneed Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump
Axad:NOVEMBER 20, 2022 ‘Dadku way hadleen’ ayuu yiri mulkiilaha Twitter-ka, isagoo qiray intii lagu guda jiray ra’yi ururinta...
Xasan Sheekh “Hadaan hagar jirin Al-shabaab Hubkan ma Hestaan ee Xarardheere aa iskugu imaano. Dawo Muqaalka
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar uu ku marayo furimaha dagaalka...
Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beledweyne
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo...
Alshabaab oo Gudaha Suuqa Bakaaraha Ku Weeraray Ciidamo Dharcad ah oo halkaas ku sugna iyo Khasaaro ka Dhashay
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeesan...
Madaxa ururka Kubadda Cagta Adduunka oo eedeeyey dalalka Reer Galbeedka
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxa ururka kubadda cagta adduunka ee Fifa, Gianni Infantino, ayaa ku eedeeyay reer galbeedka...
Sheekh Aaden Madoobe oo ku baaqay in Koonfur Galbeed loo qabto shir dib u heshiisiin ah
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, ayaa bayaan uu maanta soo saaray...