Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo ku noqoshada Miisaaniyadda Dowladda 2018.
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda...
Wiil Sharad Awgii Ugu Geeriyooday Wabiga Shabeelle
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dhalinyaro sharad...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka geeddi socodka dayn cafinta Soomaaliya
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay Shirka toddobaadlaha...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti
Jabuuti, Nofeembar 13, 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi...
Dagaal u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida oo ka socda Mooyaale
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Malleeshiyo ka kala tirsan Soomaalida iyo Oromada wada dega Degaanka Mooyaale ayaa ku dagaallamaya...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Shir Muhiim Ah Ka Furay Muqdisho
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa Maanta daahfuray Shirka Madasha Siyaasadda...
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble ” Waxaan Heynaaa Cabasho Safaarado 9 Bilood Aan Mushaar Lasiin”
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacbaka Soomaaliya ayaa sheegay...
Xildhibaannada Galmudug oo ansixinaya Wasiirradii uu magacaabay Xaaf
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleed Galmudug ayaa waxa ay...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo Baydhabo u tagay dardar gelinta howlaha Doorashada K/Galbeed
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Kusimaha Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Shariif Sheekhuna ayaa maanta ku qaabilay...
Banaanbax ka socda Gaalkacyo
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu...