Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

La-taliyaha Amniga madaxweyne Xasan shekh Xuseen Macalin oo shaaciyey in Turkiga Diyaaradihiisa ay Qeyb ka yihiin Dagaalka Dagaalka kooxda Al-Shabaab

Axad: DECEMBER 25, 2022 Xuseen Macallin Maxamuud oo haatan la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Taliban oo soo saartay amar haweenka Afgaanistaan looga mamnuucay in ay u shaqeeyaan hay’adaha aan dowliga ahayn

Axad: DECEMBER 25, 2022 Taliban ayaa soo saartay amar haweenka Afgaanistaan looga mamnuucay in ay u shaqeeyaan hay’adaha...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

miino ay dhigeen wadada dhinaceeda Al-Shabaab oo la kacday mooto Bajaaj, xilli ay mareysay inta u dhaxeysa deegaanka Buurane iyo Mahadaay

Axad: DECEMBER 25, 2022 Waraka laga helayo Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in miino ay dhigeen dagaalyahanada Al-Shabaab ay...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Magacaabay Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Kadib Iscasilaadii Wasiir Ilyaas

Axad: DECEMBER 25, 2022 Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta maamulkaasi....
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

RW Xamse ” Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilayaan”

Axad: DECEMBER 25, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Magaalada Muqdisho oo lagu dilay nin darawal ka ahaa mooto Bajaaj uu ugu xamaali jiray qoyskiisa ka dib markii uu rasaas ku furay askari Boolis ah

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Waxaa Magaalada Muqdisho lagu dilay saacado yar ka hor nin darawal ka ahaa mooto...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur oo goor dhawayd oo caawa ah xilka iska

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa xilka iska casilay, isagoo xil...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Muqdisho oo maalmaha soo socda ka furmaya shir u dhexeeya Madaxwaynaha DF Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Goboleedyada

Sabti: DECEMBER 24, 2022 .   Waxaa dalka dhacay isbadalo  xagga amniga  iyo Siyaasadda ah, sidoo kale waxay...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shiinaha oo dhaleeceeyay tallaabada uu Mareykanka uu sare ugu qaaday kaalmada militeri uu siinayo Taiwan.

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Shiinaha ayaa si xooggan u dhaleeceeyay tallaabada uu Mareykanka uu sare ugu qaaday kaalmada...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Imaamka Masjidka Al-Azhar Masar oo sheegay in shareecada ka soo horjeedo go’aanka gabdhaha reer Afghanistan looga mamnuucay jaamacadaha

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Imaamka weyn ee Masjidka Al-Azhar ee Masar ayaa sheegay in shareecada uu kasoo horjeedo...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
202203204205206