Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Nin hubeysan oo laba qof ku toogtay bartamaha caasimadda Faransiiska ee Paris

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska, halkaasi...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhaba

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhaba oo...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalkii Baydhabo Iyo mowqifka DF Somalia

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Shuhadada ee...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta oo u safraya gobolka Tigray ee Itoobiya

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya...
QOL ContributorDec 24, 2022Dec 24, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Toban qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Banisa ee ismaamulka Mandeera

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Dagaalka ayaa la sheegay in uu ku billowday dil hal ruux ah balse aarsni...
QOL ContributorDec 22, 2022Dec 22, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wadahadaladii u dhaxeeyay dowladad fedraalka ee Itoobiya iyo TPLF oo dib u bilaabmay

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Wakiilo ka kala socda dhinacyada isku haya Itoobiya- ee Dowladda Federaalka iyo Xoogaga Tigreega...
QOL ContributorDec 22, 2022Dec 22, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka Afghanistan oo xabsiga u taxaabay haween dhigayey mudaharaad ay uga soo horjeedaan xayiraadda waxbarashada jaamacadaha

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ciidamada ammaanka Afghanistan oo xabsiga u taxaabay haween dhigayey mudaharaad ay uga soo horjeedaan...
QOL ContributorDec 22, 2022Dec 22, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Moscow oo sheegtay gantaalada difaaca hawada ee Ptriot Mareykanka siinayo Ukraine iney Ruushka ka hor istaageyn inuu yoolki uu dagaalka ka lahaa inuu gaaro.

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Moscow ayaa sheegtay gantaalada difaaca hawada ee Ptriot uu Mareykanka siinayo Ukraine iney Ruushka...
QOL ContributorDec 22, 2022Dec 22, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Turkey iyo Sacuudi Carabiya oo cambaareeyey go’aanka Taalibaan ay haweenka uga mamnuuceen Jaamacadaha.

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Turkey iyo Sacuudi Carabiya ayaa noqday labadii dal ee ugu dambeeyey ee Muslim ah...
QOL ContributorDec 22, 2022Dec 22, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Aqalka cad ee Mareykanka oo xaqiijiyey gantaalka Patriot ee nidaamka difaaca dalka Ukraine lagu xoojinayo

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Aqalka cad ee Mareykanka ayaa xaqiijiyey gantaalka Patriot ee nidaamka difaaca dalka Ukraine lagu...
QOL ContributorDec 22, 2022Dec 22, 2022
Read More
204205206207208