Caasha C/llaahi “Farmaajo wuu ka niyad fiicnaa Xassan, balse Xassan wuxuu haystaa fursad aanu abid helin Madaxweyne kale”
Khamiis, 29 December [QARANIMO ONLINE] Caasha Cabdullaahi Diiriye oo ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir, dhinaca kalena ah...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo xarigga ka jaraya Akadeemiyada AGA.
Khamiis: 29 December 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhiggiisa Jabuuti MD Ismaaciil Cumar Geelle...
Qaramada Midoobay oo joojisay qaar kamid ah howlihii ka socday dalka Afganistaan.
Khamiis: 29 December 2022 Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah loo joojiyay qaar...
Boqollaal qof oo ka baxsanaya magaalada Kherson ee dalka Ukraine
Khamiis: 29 December 2022 Boqollaal qof oo rayid ah ayaa ka baxsanaya magaalada Kherson ee koonfurta Ukraine iyadoo...
Jeneraal odawaa oo Ka hadlay Sida Laga yeelaayo Ciidamada Laga Keenay Dalka Eriteeriya
Khamiis: 29 December 2022 Taliyaha Ciidanka milatariga General Odawaa Yuusuf ayaa sheegay in ciidanka lagu soo tababaray dalka...
Cody Gakpo “In badan ayaanu taleefanka ka wada hadalnay” Saxiixa cusub ee kooxda Liverpool
Khamiis: 29 December 2022 Saxeexa cusub ee kooxda Liverpool ee Cody Gakpo ayaa shaaca ka qaaday qaabkii uu...
Erdogan baabi’iyay shuruudihii da’dahawlgabka ee shaqaalaha Turkiga
Khamiis: 29 December 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii meesha ka saaray shuruudihii da’da hawlgabka, tallaabadaas oo...
Weeraryahanka Kooxda Manchester City Erling Haaland oo sheegay inay ugaarsanayaan Kooxda Arsenal
Khamiis: 29 December 2022 Weeraryahanka Kooxda Manchester City Erling Haaland ayaa sii watay xilli ciyaareedkiisii cajiibka ahaa, isaga...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhaawaca iyo dhimashada ee ciidamada Somaliland ay u gaysteen Shacabka gobolka Sool
Khamiis: 29 December 2022 Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhaawaca iyo dhimashada ee ciidamada Somaliland ay u gaysteen Shacabka...
Warmurtiyeedkii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Puntland oo diidey laba qodob oo ka mid ah
WAR-MURTIYEED Khamiis: 29 December 2022 HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad...