Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya

 Arbaco: December 28  2022  Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddigga arrimaha dibada ee golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya

 Arbaco: December 28  2022  Guddigga Arrimaha Dibada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa kulan la yeeshay...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Culimada Soomaaliyeed oo kulan diimeed kulahaa Nairobi oo xalaal ku tilmaamay in lala dagaalmo Maleeshiyaadka Al-shabaab ee khawaariijta

 Arbaco: December 28  2022  Culimada Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay kulan diimeed kulahaa magaalada Nairobi, ayaa arrimaha ay...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka soo saaray xayiraadaha ay dumarka ku soo rogtay Maleeshiyaadka Taalibaan

 Arbaco: December 28  2022  Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ururka Taalibaan ee ka arrimiya dalka Afqaanistaan ka...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Magaalada Laascaanood waxaa ka dhacday Kacdoon Dadweyne oo ka dhashay dilalka Qorshaysan ee aan la aqoonsani dadka gaysta ee Laascaanood kusoo noq-noqday.

 Arbaco: December 28  2022  Magaalada Laascaanood waxaa ka dhacday Kacdoon Dadweyne oo ka dhashay dilalka Qorshaysan ee aan...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Warmurtiyeedka shirka madasha wadatashiga raba in lagu taageero Qof iyo Cod Puntland ka dhacdo .

 Arbaco: December 28  2022  Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku dadaalaya in Warmurtiyeedka shirka madasha wadatashiga oo caawa...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Midowga Musharraxiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

   Arbaco: December 28  2022  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Erdogan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Israa’iil ee Turkiga

.  Arbaco: December 28  2022  Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay danjiraha cusub ee...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo hakisey duulimaadyadii Garoonka Aaden Cadde ee Muqdisho, xilli uu ka soo degeyo Madaxweynaha Jabbuuti, Ismaaciil Geelle.

 Arbaco: December 28  2022  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta hakisey duulimaadyadii Garoonka Aaden Cadde ee Muqdisho, xilli uu ka...
QOL ContributorDec 28, 2022Dec 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha TPLF, oo sheegay in nabadd gobolka Tigrey ku Xiran tahay ilaa ciidamada Eritrea iyo maleeshiyaadka Amxaarada ay gobolkaasi ka baxayaan.

Talaado: DECEMBER 27, 2022 Hoggaamiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa sheegay in nabadda aysan si buuxda ugu soo laaban...
QOL ContributorDec 27, 2022Dec 27, 2022
Read More
196197198199200