Militariga Itoobiya oo ku wajahan caasimadda gobolka Tigray
Khamiis: December 29, 2022 Waxaa maanta la filayaa in ciidamada federaalka ee Itoobiya ay galaan magaalada Mekelle ee...
War deg deg ah: boqorkii Kubadda Cagta aduunka Pelé oo goor dhawayd ku geeriyooday Dalka Brazil
Khamiis: December 29, 2022 Pelé, boqorkii Kubadda Cagta, oo ku guuleystay Koobka Adduunka saddex jeer, ayaa dhintay....
Israel oo shaacisay muddada laga yaabo inay ku weerarto xarumaha Nukliyeerka Iran
Khamiis: December 29, 2022 Wasiirka difaaca Israa’iil ayaa Arbacadii hadal weyn oo suurtagalnimsiisa ay ku xiran tahay waakhriga...
Serbiyiinta Kosovo oo xannibay waddooyinka ku yaalla waqooyiga Kosovo oo ogolaaday inay billaabaan inay qaadaan jidgooyooyinka
Khamiis: December 29, 2022 Serbiyiinta Kosovo, ee xannibayey waddooyinka ku yaalla waqooyiga Kosovo muddo 19 maalmood ah, ayaa...
Ruushka oo duqeymihii ugu xoogganaa ku qaaday Ukraine tan iyo markii uu dagaalka billowday
Khamiis: December 29, 2022 Magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday mowjado gantaallo ah oo Ruushku...
Shirkad laga leeyahay Hindiya oo joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii Uzbekistan ay sheegtay inay ku dhinteen ugu yaraan 18 caruur ah.
Khamiis: December 29, 2022 Shirkad laga leeyahay dalka Hindiya ayaa joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii Uzbekistan...
Shaqaalaha gargaarka ee gobolka Darfur Suudaan oo sheegay in ugu yaraan 8 qof ay ku dhinteen dagaallo dhexmaray beelo iska soo horjeeda.
Khamiis: December 29, 2022 Shaqaalaha gargaarka ee gobolka Darfur ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan 8...
Xukuumada Somaliland oo shaacisay inay bixineyso magta dadkii lagu laayay saacadihii la soo dhaafay Magaalada Laascaanood
Khamiis: December 29, 2022 Xukuumada Somaliland oo ka hadashay rabshadaha haatan ka socdo magaalada Laascaanood ayaa sheegtay inay...
Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur oo siwayn u dhaliilay wadooyinka Muqdisho ee Xidhan
Khamiis: December 29, 2022 Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur oo Madaxwayne Xasan sheikh u magacaabay Ergayga Abaaraha ayaa goor-dhowayd siwayn...
Dhaqaale la’aan soo foodsaartay xarumaha lagu dhaqanceliyo dadka kasoo goosta al-Shabaab Wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka hadlay
Khamiis: December 29, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM oo hirgelisa mashruuca dhaqancelinta dadka kasoo goosta ururrada xagjirka...