Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo War kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood iyo dhibaatooyinka ka dhacaya.
Sabti: December 31 2022 Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood...
Maxkamadda sare ee Iran oo aqbsashay racfaan uu u gudbiyay qof kamid ahaa dibadbaxyaasha
Sabti: December 31 2022 Maxkamadda sare ee dalka Iran ayaa aqbashay racfaan uu ka qaatay qofka kamid ah...
Ciidamada Eritrea oo ka baxay labo magaalo oo waaweyn oo katirsan gobolka Tigray
Sabti: December 31 2022 Goobjoogayaal iyo sarkaal Itoobiyaan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in askarta...
78 suxufi oo Soomaaliya lagu dilay 20-kii sano ee lasoo dhaafay
Sabti: December 31 2022 Ku dhawaad 1,700 oo suxufiyiin ah ayaa lagu dilay caalamka 20-kii sano ee lasoo...
Shariif Sheikh, C.wali gaas, Xasan Cali Khayre, Cumar C.rashiid Cabdikariim Guuleed oo maamulka Somaliland ugu baaqay inuu joojiyo daadinta dhiigga shacabka Laascaanood.
Sabti: December 31 2022 Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed, Raysal wasaareyaal hore C.wali Cali gaas, Xasan...
Boqor Burhaan Boqor Muuse “Muuse Biixi waxa uu ka wado Laascaanood, lama mahadindoono waxaan leeyahay dadka Xasuuqa kadaa
Sabti: December 31 2022 Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Madaxda dhaqaka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arimo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool
Sabti: December 31 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar...
Siciid Deni “Waxaan markale ku celinayaa in dowlada Puntland ay la garab taagan tahay dadka reer Sool, Sanaag iyo Cayn hiil iyo hooba
Sabti: December 31 2022 Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku noqday dhacdooyinkii bahalnimada ahaa ee maamulka...
Cabdikaafi “Markii ugu horreeysay ee aan R/wasaare Xamza khudbadiisa u dhag-raariciyo waxay ahayd markii kooxaha argagixisadu soo weerartay hoteel Dayax….
Jimco, 30 December: [QARANIMO ONLINE] C/kaafi Cabullaahi, oo ka tirsan hormuudka Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho, ayaa u soo...
Soomaali miyaa jabsatay Twitter-ka suxufiga Piers Morgan oo wareysigii ugu dambeeyay la yeeshay ciyaaryahan Ronaldo
Khamiis: December 29, 2022 Toddobaadkan waxa la jabsaday barta Twitter-ka uu ku keeyahay Piers Morgan oo ah wariye...